Category Faalo

ALSHABAABKA MUSANBIIG

  Waa koox dhallinyaro mayal adag oo ka dagaalama dalka Musanbiig, waxaa la dhahaa ‘Ansar al-Sunna’ laakiin dadka deegaanka waxay u yaqaanaan Alshabaab. Waxay degan yihiin gobalka “Cabo Delgado,” oo ah gobal ay ku badan yihiin muslimiin, wuxuu hodan ku yahay macdan iyo shidaal. Waxaa la aasaasay sanadkii 2014 laakiin saddex sano ka dib ayay […]

HANNAANKA DAMBIGA

  فَطَوَّعَتْ لَهُ نَفْسُهُ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُ فَأَصْبَحَ مِنَ الْخَاسِرِينَ (Surat Al-Ma’idah Ayat 30)   Sidee qofka dambiile ku noqon karaa? Ficiladiisuna ay isku beddali karaan dambi? Imisa marxad ayuu maraa dambiga? Waa saddexda su’aal ee aan doonayo in aan ku lafaguro maqaalkan. Laba maalin ka hor ayay aheyd mar aan ku dul-kufay aayada kor […]

Buuggaagta Xagaagan

Akhrisku waxa uu ka mid yahay mid ka mida aalladaha ugu muhiimsan ee aan u adeegsano helida macluumaadka xambaarsan aqoonta ku daahsoon dunidan iyo waxa guudkeeda saaran. Wax badan baynu quudinay jirka. balse xilligan oo kale waa xilligii la quudin jiray maanka. Gu’ walba xilligan oo kale, waxaan idin la wadaagi jiray diiwaan ay ku […]

It could have been written this year, but was published in 1946…

  I have started reading a book I picked up recently at B&N: Economics in One Lesson(by Henry Hazlitt), first published in 1946 and revised by the author in 1961. The book’s outside back cover has testimonials by economics Nobel Laureates Milton Friedman and F.A. Hayek, and has sold over a million copies. The relatively short […]

Isbeddal siyaasaddeedka cusub ee Soomaaliya!

Qormadan waxay ku saabsan tahay isbeddal siyaasaddeedka cusub ee Soomaaliya. Dalka Soomaaliya waxay heshay hoggaan cusub oo laga filayo in uu fulin doono balanqaadkii ahaa nabad iyo nolol. Soomaaliya waxay cagta saartay waddadii ay ku gaari laheyd hannaan demoqoraadiyadeed oo ku dhisan hal qof iyo hal cod. Isbeddalkan cusub wuxuu tusaale dhab ah u noqday […]