Monthly Archives: March 2019

Siyaasadda Mucaaradaysan

Maadaama aynu nahay dal raba in uu ka mid noqdo dalalka dimuqoraaddiga ah, ee aflaxay. Waxaan muwaaddinka Somalia u soojeedinayaa in uu yeesho faham qotodheer oo ku aaddan dowrka xisbiyada mucaaradka marka ay timaaddo la xisaabtanka dowlad dimuqoraaddi ah. Waayo siyaasadda mucaaradaysan ee xisbiyada kaga soo horjeedaan dowlad dimuqoraaddi ah waxay qayb ka tahay dhaqannada […]