Monthly Archives: February 2019

CANSHUUR IYO ISLAXISAABTAN

Caqliyadda dhahaysa bixi canshuur bilaa metelaad iyo islaxisaabtan ah waa mid duug ah, oo aan ka suuragallayn dal dimuqoraaddi ah. Somalia waa dal dimuqoraaddi curdun ah, oo hadda ku jira hannaanka dowladnimo-dhisid. Wuxuu u baahan yahay muwaaddin ka qaybqaadan kara dowlad-dhiska, ugu yaraan bixiya canshuur. Waayo dalalka dimuqoraadiga ah, canshuurtu waxay u tahay isha ugu […]