Monthly Archives: January 2019

BULSHO KHIYAALEED

Maqaalkan (Halkan ka fiiri: https://www.researchgate.net/publication/323639398_QABIIL_IYO_QABYAALAD) waxaan qoray sanad ka hor, wuxuu ku saabsan yahay farqiga u dhexeyn kara qabiilka iyo qabyaaladda. Wax badan baa iska beddelay doodahii aan ka qabay qabiilaysiga Soomaalida, waxaa aad ii saameeyay buugga “Define and Rule” ee uu qoray Mahmood Mamdani iyo buugga “Imagined Community” ee uu qoray Benedict. Labadaas buug […]