Monthly Archives: March 2018

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 11aad

Hab Baarineedka Tayada Casharkii tobanaad waxa aynu ku soo baranay hab baarineedka tirada ama nambarada (Quantitative Research Methodology), iyada oo kooban. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa hab baarineedka tayada (Qualitative Research Methodology). Ka hor inta aan gudaha u galin casharkan, bal aan qeexo hab baarineedka tayada. Iga hoo qeexitaan fudud, habka tayada (Qualitative Method) […]

SOMALIA’S NEW SCAPEGOAT

Ethiopia was widely seen as Somalia’s scapegoat for a long time, and now even the United Arab Emirates appears to join the club. The last two weeks were full of confusion for Somalia. It resulted after the tripartite agreement signed between UAE’s DP World, Ethiopia, and Somaliland without consulting with the Somali Government of Somalia […]

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 10aad

Habka Tirada Casharkii sagaalaad waxa aynu ku soo baranay labada hab cimibaarineed, kuwaas oo loogu adeegsi badan yahay, marka la joogo cilmibaarista. Casharkan waxa aynu si gaar ahaaneed ugu falanqayn doonaa hab baarineedka ku jaan go’an tirada ama nambarka (Quantitative Method). Habkan waxa uu diiradda saarayaa cabbiridda iyo xisaabinta xogta uruursan, taas oo uruurinteedu loo […]

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 9aad

Habka Cimibaarista Casharkii siddeedaad waxa aynu ku soo baranay taariikhda fekerka cilmibaarista, iyada oo kooban. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa habka cilmibaarista gaar ahaan labada hab, ee loogu isticmaalka badan yahay marka ay timaaddo baaris akademiyeedka cilmiga bulshada iyo sayniska.  Labadaas hab baarineed waxay kala yihiin: Habka Tirada (Quantitative methodology) iyo Habka Tayada (Qualitative […]

African Solutions for African problems

  GOOBAYN Tani waa soo koobid ku saabsan khudbad cinwaankeedu ahayd “African Solutions for African Problems“ oo uu Prof. Ali Jimale Ahmed ka jeediyey Carwada Buuggaagta Hargeysa, Julaay 2017. Khudbaddan, iyada oo qoraal ah waxaa faafiyey wargeyska Warscapes. Waxay ku saabsanayd xal u raadinta dhibaatada Afrika, iyada oo muhiimmad gaar ah la siiyey doorka caado-dhaqameedka […]