ABAALMARINTA 14 OKTOOBAR

download

“Qalinkaa wax suureeya kugu sima halkaad doonto saaxiib kal furan weeye sunto fara ku hayntiisa waligaa ha sii deyn.” Abwaan Hadraawi

*** 
Abaalmarinta 14 Oktoobar waa hay’ad qoraalka ku dhiirigalisa dhallinyarada Soomaaliyeed. Gu’ walba bishan oo kale, waxa aynu qaban doontaa tartan abaalmarineed ku saabsan curis qoraalleedyo, lana soo bandhigi doono mowduuc akademiyeedyo kala duwan oo la xiriira arrimaha Soomaaliya.
***
Waxaan idin ku casuumaynaa in maqaal akademiyaddeed ka qortaan mowduucyadan:
1. Nacaybka, aammin darrada iyo kala shakiga u dhexeeya qabiilada Soomaalida sidee ayay caqabad ugu yihiin geedi socodka nabadeenta Soomaaliya?
2. Is-barbardhig ku sameey nidaamkii hore ee Soomaalida iyo nidaamka casrigan ee Soomaalida?
3. Colaadda Soomaaliya: Doorka qabyaaladda.
4. Nidaamka Dimuqoraaddiyada Soomaaliya: Qasaaro iyo Faa’iido.
5. Maxay tahay Dhaqan Siyaasiga Soomaalida?

Shuruudaha
1. Shantaas mowduuc mid ka dooro.
2. Tirada erayada: Ugu badnaan waa 3,000.
3. Adeegso far qoraalka ‘Times New Roman,’ 12 iyo 1.5 line space.
4. Adeegso ‘APA style,’ tixraac ahaan.
5. Luuqada: Af-Soomaali ama Af-ingiriis.
6. Ku soo dir email-kan: Mudanep5@gmail.com ama Homar.ahmed@istanbulticaret.edu.tr

Xilli dhammaadka tartanka: 15. 02. 2018
F.G. Guulaystayaasha waxa ay abaalmarin u heli doonaan 150 doollar. Nasiib Wacan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: