Monthly Archives: September 2017

DHACDADII QALBI-DHAGAX: Sidee dhacdo cusub u dabooli kartaa dhacdo taagan?

Wixii ka dambeeyey dhacdadii ‘Gu’gii Carabta’ (Arab Spring) dunida waxaa ku dulwareegtay dhacdooyin la siyaasaddeeyey, inta badan loo adeegsaday ujeeddooyin maanduub.  Haddii aynu dib u eegno jiritaanka dhacdooyinka dunida laba meel un bay ka soo burqadaan: Mida koowaad waa dhacdooyin dabiici ah oo xaga sare laga maamulay. Mida labaad waa dhacdooyin aan dabiici aheyn, sidoo […]

TAKOOR IYO TACADDI: SIYAABAHA KALA DUWAN EE TAKOORKA SOOMAALIDA

ARRAR Maqaalkan waa mid soo koobaya takoorka Afrika, si gaar ahaaneed waxa uu sawir guud ka bixinayaa nooc takooreedyada kala duwan ee ka jira Soomaaliya. Indha-indheen lagu sameeyey dhaqanka Soomaalida, laguna soo ogaaday jiritaanka afar nooc takoor oo kala ah: 1. Sinji Takoor 2. Jinsi Takoor 3. Muuq Takoor 4. Dhaqan Takoor Sahan-ogaaleedkani waa mid […]