Monthly Archives: August 2017

HANNAANKA DAMBIGA

  فَطَوَّعَتْ لَهُ نَفْسُهُ قَتْلَ أَخِيهِ فَقَتَلَهُ فَأَصْبَحَ مِنَ الْخَاسِرِينَ (Surat Al-Ma’idah Ayat 30)   Sidee qofka dambiile ku noqon karaa? Ficiladiisuna ay isku beddali karaan dambi? Imisa marxad ayuu maraa dambiga? Waa saddexda su’aal ee aan doonayo in aan ku lafaguro maqaalkan. Laba maalin ka hor ayay aheyd mar aan ku dul-kufay aayada kor […]

JIRITAANKA SOOMAALILAAN: RUN IYO BEEN

              Suurtagal ahaanshaha in Soomaalilaan hesho aqoonsi caalami ah? Hab noocee ah ayay ku dooni kartaa aqoonsiga caalamiga? Waa labada su’aal ee aan doonayo in aan ku dhex falanqeeyo Maqaalkan. Ka hor inta aan sahmin jawaabaha su’aalahaas, bal aan dib u eego jiritaanka Soomaalilaan wixii ka dambeeyey 1991. Curashadii […]

TURKIGA IYO SOOMAALIYA: SAAXIIBO DANI MIDEYSAY

Maxay tahay waxa ku dheerigaliyey in dowladda Turkiga ay timaado Soomaaliya? Maxay tahay danaha ay ka leeyihiin dalka Soomaaliya? Suurtagal ahaanshaha in jawaab maangal ah loo helo su’aalahaas, waxa ay ku xiran tahay hadba sida loo sharxo sababta ku dheerigalisay. Sharaxaada aan tilmaamayo maahan tii caadiga aheyd, oo aynu adeegsan jirnay marka aynu rabno in […]