Buuggaagta Xagaagan

TNY-What-Were-Reading-This-Summer

Akhrisku waxa uu ka mid yahay mid ka mida aalladaha ugu muhiimsan ee aan u adeegsano helida macluumaadka xambaarsan aqoonta ku daahsoon dunidan iyo waxa guudkeeda saaran. Wax badan baynu quudinay jirka. balse xilligan oo kale waa xilligii la quudin jiray maanka. Gu’ walba xilligan oo kale, waxaan idin la wadaagi jiray diiwaan ay ku jiraan ‘Buuggaagta Xagaaga,’ ee aan akhrinayo. Bal aan kula wadaago magacyada buuggaagta ee miiska ii saaran, si aan maanka ugu quudiyo:

1. Man and The Universe by Saxe Commins and Robert N. Linscott

2. The Secret Agent by Conrad

3. The Art of War by Sun Tzu

4. Politics: Basics by Stephen D. Tansey and Nigel Jackson

5. Conflict and Peace Building in Divided Societies by Anthony Oberschall

6. The Civic Culture: Political Attitudes and Democracy in Five Nations by Gabriel Almond and Sidney Verba

7. Introduction to African Politics by Alex Thomson

8. Man, the state and war: A theoretical Perspective by Kenneth Waltz

9. Understanding International Relations by Chris Brown

10. The end of History and the Last Man by Francis Fukuyama

11. Issues and Methods in Comparative Politics by Todd Landman

12. Social Science Research: Principles, Methods, and Practices by Anol Bhattacherjee

Ugu dambeyntii, waxaa laga qoray Abwaan Hadraawi in uu yiri ‘Quruxdu waa maskaxda oo aqoon laga buuxsada.’ Bal aan ku soo gunnaanado mid ka mida xikmadahaygii dhaqan galay ‘Haddii wax akhrintu tahay cuntada maskaxda akhriso buuggaagta.’

WQ: Hassan Mudane

Taxliiliye Arrimaha Afrika

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: