Monthly Archives: July 2017

Taariikhyahankii Koonfurta Soomaaliya

Aniga oo akhrinaya buugga ‘Hadimadii Gumeysiga’ ee uu qoray Taariikhyahan, Mujaahid, Afyaqaan, Sooyaaldhigi, Suugaanyahan, Mufakir, Qoraa Abdulqaadir ‘Aroma,’ ayaan ku dul kufay, mid ka mida cinwaanka cutubyada buugga, oo u dhignaa sidan: ‘Suugaantii Dagaaladii ‘UNOSOM.’ Waa cutub ka sheekaynaa suugaantii laga tiriyey halgankii looga soo horjeedey hubantii Qaramada Midowbe iyo Ciidamadii Maraykanka. Suugaanta ku qoran […]

Unleash Your Power & Influence Others

One morning, in the forest, a lion had a hearty breakfast and was feeling really good with a full stomach. So he caught hold of a rabbit that was passing by and asked him, “Hey rabbit, tell me, who is the king of the Jungle?” “Oh master, you of course you.” The lion felt really good. Then he caught […]

Buuggaagta Xagaagan

Akhrisku waxa uu ka mid yahay mid ka mida aalladaha ugu muhiimsan ee aan u adeegsano helida macluumaadka xambaarsan aqoonta ku daahsoon dunidan iyo waxa guudkeeda saaran. Wax badan baynu quudinay jirka. balse xilligan oo kale waa xilligii la quudin jiray maanka. Gu’ walba xilligan oo kale, waxaan idin la wadaagi jiray diiwaan ay ku […]

It could have been written this year, but was published in 1946…

  I have started reading a book I picked up recently at B&N: Economics in One Lesson(by Henry Hazlitt), first published in 1946 and revised by the author in 1961. The book’s outside back cover has testimonials by economics Nobel Laureates Milton Friedman and F.A. Hayek, and has sold over a million copies. The relatively short […]