Monthly Archives: June 2017

WAAD ARAGTEYN LACAGTA LA DIIDAY BALSE MAXAAD U ARKI WEYDEYN SABABTA LOO DIIDAY?

Dhowr bil ka hor ayay aheyd mar aan idin la wadaagay qoraal aan cinwaan oga dhigay, ‘Dhacdo bilaa sabab ah.’ Farriinta uu qoraalkaas gudbinaayey waxa ay ku dul-wareeganaysay “Inta badan dadkeennu waxa ay isku shuqliyaan ka sheekeynta dhacdada balse isma weydiiyaan, mana raadiyaan sababta.” Wixii ka dambeeyey go’aankii qummanaa oo ay Dowladda Soomaaliya ka gaartay […]

Shidaalka Soomaaliya: Ma belayaa laga dhaxli doonaa mise Barwaaqo?

  “Abeesadu waxa ay cuntaa ciida, laakiinse caqli badnaan iyo taxadar inta ay ka qabto, way u habeen seexataa si aysan oga dhammaan.”                                           Murti Soomaaliyeed   Horudhac Maxay tahay casharada ay Soomaaliya ka baran karto musiibadii ku dhacday waddamada uu dhaqaalahoodu ku tiirsan yahay dhoofinta shidaalka? Maxay tahay sababta loo doonayo soo saarista shidaalka […]