Monthly Archives: April 2017

YOOL DHIGASHO

“Haddaad doonayso in aad gaarto sharaf loo baratamo tan ugu sarayso haku qancin in aad gaarto meel Ka sokaysa dayaxa” Murti Carbeed   YOOL WAA UJEEDDO kugu hagta waddada guusha, waana qorshe-ficileed ku dhisan waqti go’an, xaqiiq ah, kooban, la gaari karo. Yool la’aani waxay lamid tahay qof aan indho lahayn oo doonaya in uu […]

Iskuulka Fekerka ee Mudaniisimka

                Muxuu yahay dugsiga ku dhisan fekerka Mudaniisimka? Waa su’aasha ugu muhiimsan ee uu isweydiin karo Mufakar, Aqoonyahan, Feylasuuf, Qoraa, Arday, Macallin doonaya in uu ku soo biiro iskuulka. Mudaniisimku (Mudanism) waa dugsi ka mida dugsiyada caalamka ka jira sida: Maaksiisimka, Libaraaliisimka, Riyaaliisimka iwm. Ujeedka ugu weyn waxay […]

Qorshe-ficileed

Samayso yool dhammaystiran. Qoro dhammaan yoolalkaaga. Isku akhri yoolkaaga labo jeer maalin walba: Subaxa hore markaad soo toosto iyo habeenkii markaad seexanayso. Tusaale, soo qaado buug yarowgaaga kuna qor yool sidaan oo kale u dhigan: Yool ku dejisan Saddex bil oo ka billaabanaya bisha Janaayo illaa bisha Maarso waxaan ugu talo galay in aan shaqo […]