Monthly Archives: March 2017

Garo Sacaaga

              Inta badan dadka cudurdaarka sameeya way dhibta qaadista masuuliyada sababtuna waxay tahay in uu yahay qof diidan qaadista boqolkiiba boqol masuuliyada wixii dhacay iyo in uu naftiisa difaacaya oo ka leexinaya eedda kaga imaanaysa wixii dhacay.┬áBal isweydii adigu maxaad u cudurdaarataa? Dadka cudurdaarka badan waxay marwalba isku shuqliyaan […]