Monthly Archives: January 2017

Sharciga Sababta iyo Saameynta

Sharcigan sababta iyo saameynta waa sharci dabiici ah, waana mid ku dhisan sabab iyo saameyn taas oo macnaheedu tahay in sabab walba ay soosaarto saameyn. Sharcigan waa mid loo riyaaqay waayo mid iska fudud wuxuu ku siin karaa awood badan, kaliya maskaxdaada ufur. Sharcigan wuxuu leeyahay sabab walba waxay soosaartaa saameyn. Tusaale, hadaad aragto Bill […]

Guusha waa abaalmarinta ruuxa halgamaaga!

Waxaad ku dhex nooshahay qarni nolosha adduunyo lagu jaan gooyo maaddo. Bal eeg! Hadaad sabool tahay ama aadan ahayn guulayste magac leh waxaad arki doontaa in aysan cidna dhowri doonin shakhsiyadaada iyo sharafkaaga, balse hadaad tahay shakhsi hanti u saaxiiba ama magac iyo xirfad u saaxiiba waxaad arki doontaa iyada oo ay dadku kuu sacbinayaan […]