Monthly Archives: December 2016

Aabbe waan Hilmaamaa!

Waxaan halkan idin ku soo gudbinayaa dhambaal qurux badan kana timid maskax furan. Dhambaalkaas waxaa qoray W. Livingstone Larned wuxuuna qoray sanadkii 1927. Wuxuu u qoray wiilkiisa isaga oo weydiisanaya cafis kana cudurdaaranaya habkii uu u la dhaqmi jiray. Waa dhambaal xambaarsan xikmad iyo darreen waalidnimo, waana dhambaal mudan in uu akhriyo aabbe walba oo […]

Shaqo Adag

Guusha laguma gaaro xaglo laaban balse waxay kaaga baahan tahay shaqo adag. Qof walba wuu jecel yahay in uu iska guulaysto laakiinse su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay imisa qof ayaa diyaar u ah in uu halgan iyo waqti dheer ku bixiyo sidii uu u hanan lahaa guusha uu markaasi dalbanayo? “Shaqo waa xuriyad” Wuxuu yiri […]

Soomaaliya waxay soo maraysaa qarnigii 16AAD!

“Dib u eega taariikhda waa laga dab qaataaye” Abwaan Shube Prof. Dr. Paul Collier oo ah qoraaga buugga ‘Beyond the Bottom of Billion’ wuxuu yiri “Waddamada soo koraya [Sida Soomaaliya] waxay nool yihiin qarnigan koow iyo labaatannaad balse xaqiiqdu waxay tahay in ay soo marayaan qarnigii afar iyo tobanaad.” Bal aan kuu tilmaamo tusaale caddeen […]