Monthly Archives: November 2016

Waxaan ahay Afrikaan!

Magacaygu waa Soomaaliya, waxaan dhacaa dhanka bari ee qaaradda Afrika. Waxa aan isku arkaa in aan ahay kan ugu sareeyo san ku neefle, waxa aan isku arkaa in aan ahay kan ugu caqliga badan san ku neefle, waxa aan isku arkaa in aan ahay kan ugu laandheersan san ku neefle,  iyada oo sidaas ah hadana […]

Ka feker Yoolkaaga!

Ka feker yoolkaaga adiga oo isweydiinaya si daran miyaan ugu baahanahay? Ma iga go’antahay in aan naftayda u huro? Duruufo noocee ah ayaan uga tanaasuli karaa? Dhammaan waa su’aalo u baahan in aad isweydiiso ka hor inta aadan dhagax dhigan yoolkaaga. Ogowna! Hadaad yool ka dhigato madaxa korkiisa in aadan weligaa gaarin baa la arkaa […]

Feker oo dhis guusha!

Mar waliba maankaaga ku dhex abuuro humaag maskaxeed ku salaysan guusha aad dalbanayso. Ogowna in aad adiga tahay qof muhiim ah, soo jiidasho leh, wax qabsan kara, weliba waxaan rabaa in aan maskaxdaada kaaga furo shaashad yar oo aad ka daawan karto muuqaal laga sameeyay humaaga ay maskaxda soo saarto taas oo aan ugu magac […]