Monthly Archives: September 2016

Sharciga Aaminaada

Hadaad aaminsan tahay in aadan gaari doonin yoolkaaga ama hamigaaga ogow ma gaari doontid balse hadaad aaminsan tahay in aad xaqiijin karto yoolkaaga ogow waad xaqiijin kartaa. Haddaba, si aad u gaarto yool walba ama himilo walba waa in aad marka hore aamintaa kuna dhaqantaa sharcigaan adiga oo raacaya talaabooyinka iyo talooyinka uu buugga kuu […]

Xeel Dhigashada Yoolka!

Mar hadaad qorshaynayso in aad guulaysato waa in aad marka hore diiradda saartaa yoolkaaga adiga oo adeegsanaya xeesha dhigashada yoolka, si yoolkaagu uu u noqdo mid dhaqan galay. Haddaba, yoolkaaga waa in uu noqdaa mid ku dhisan xeesha S.M.A.R.T oo laga keenay xarfahaan hoos ku dhigan: S – Specific. (Kooban) M – Measurable. (La cabiri karo) A – […]

A real story!

I just love this story!!! One night President Obama and his wife Michelle decided to do something out of routine and go for a casual dinner at a restaurant that wasn’t too luxurious. When they were seated, the owner of the restaurant asked the President’s secret service if he could please speak to the First […]

Garo Yoolkaaga!

Yool waa aalada ugu awoodda badan ee aad adeegsan karto si aad u gaarto guusha aad markaasi dalbanayso waxayna kaa caawin kartaa sidii aad diiradda u saari lahayd himiladaada sidoo kalena waxay ku siin kartaa dhiirigelin iyo sidii aad u yeelan lahayd qorshe ficileed aad ku xaqiijin karto hamigaaga. Haddaba, su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay maxaa […]

The New Colonialism: Britain’s scramble for Africa’s resources

The continent of Africa is today facing a new colonial invasion, no less devastating in scale and impact than that which it suffered during the nineteenth century. As before, the new colonialism is driven by a determination to plunder the natural resources of Africa, especially its strategic energy and mineral resources. At the forefront of […]