Monthly Archives: July 2016

Ha cudurdaaran!

Dadka badankood waxay waqtigooda ku dhumiyaan sidii ay cudurdaar u sameyn lahaayeen, waxaad arkaysaa dad badan oo fursad u heli kara inay waxbarasho aadaan balse aan wax baran markii aad weydiiso sababta waxay bilaabayaan cudurdaar, taasine waxay kutusinaysaa cudurdaarku inuu kamid yahay mid kamida ceebaha bini’aadamka. Markaad eraygaan cudurdaar ka dhax eegto Qaamuuska Af-Soomaaliga wuxuu […]

Islamism, Salafism, and jihadism: A primer

With the recent spate of horrific attacks from Nice to Dhaka, and political rhetoric around Islam and Muslims becoming more heated, divisive, and sloppy, it’s become increasingly important to at least define our terms. The words “Islamism,” “Salafism,” and “jihadism” are tossed around and lumped together all too often. Though we recognize this list isn’t […]

Shacabku waa awood qarsoon!

Shacabku waa isku dad balse waxay isdheer yihiin, wadanninimo, nabad jaceyl, geesinimo, halgan iyo biseyl siyaasaddeed, adkeysi iyo dulqaad. Bal adiguba garo wixii ka dhacay dalka Turkiga haddii ay ka dhici lahaayeen mid kamida waddamada qaarada Afrika maxaa dhici lahaa? Jawaabta way iska cadahay. Dib u eeg wixii ka dhacay dalka Masar oo aan usoo […]

Waa maxay Sirta Guusha?

Waxaa jirta sheeko ku qoran buugga (Waad guulaysan kartaa) waxaana qoray Dr. Shive Khera. Fellasuufkii weynaa ee Suqraad (Socrates) ayaa waxaa su’aal weydiiyey ardaygiisa; su’aasha waxay aheyd waa maxay Sirta Guusha? Suqraad ayaa ugu jawaabay haddii aad berito subaxa hore aroortii iigu timaado wabigga qarkiisa waan kaaga jawaabi doonaa su’aashaada. Markii lagaaray xiligii balanta suqraad iyo ardaygiisa […]

Inspired Story; from Refugee to Humanitarian practitioner!

I was born in Arabsiyo(Somaliland) in the mid-eighties. I grew up in first July school campus (my father used to be a teacher there in the late eighties) before we migrated to Ethiopian refugee camps after the Somali civil war in 1988. I started Feeding center, (we don’t have food)school in Dul’ad refugee camp in […]

Don’t Say You Are An Entrepreneur!

I stopped sleeping for fifteen years the first day I left my full-time job to go to my own business, which had been operating already for 18 months. I worked all day at my full-time job and then all night at company, along with my dozen or so employees. I stopped having friends for at […]