Monthly Archives: May 2016

Sirta ku jirta texgelinta caruurta yar yar!

Waxaan xasuusta oo aan wali hilmaamin sirtii aan ka bartay abtigay Abdirizaaq Badil oo kamid ahaa fannaaniinta hobollada waaberi, waxaan ka bartay qeyb kamid sida loola dhaqmo dadka, gaar ahaan caruurta yar yar. Waxaa jirtay xili aan ahaa qof aan bulshaawi ahayn, xirxiran mana jeclayn inaan siiyo waqti aan ugu sheekeeyo ilmaha ila dhashay, mana […]

Sideen u gaaray yoolkayga!

Waxaan jeclaystay inaan kula wadago garashada yoolka si aan kaaga caawiyo sidii aad u sameysan laheed ama aad ku garan laheed yoolkaada. Waqti kamid ah waqtiyadii aan jaamacadda aqrisanaayey ama aan dhiganaayey ayaan dareemay baahi aan u qabo inaan gaaro labo yool oo kala ah: Inaan shaahadada derajada koowaad jaamacadda ka qalinqorto Inaan shaqo helo […]

DERISKA ISNECEB YAA ISKU DIRAY?

Waxaa ii muuqda deris isnacay, waxaa ka dhexeeya Dal, Dad iyo dano siyaasadeed iyo dhaqaaleba, dabcanna way isku qasbanyihiin. Odhaah baan ku maqlay, “ saaxiibkaagaa waad dooran kartaa balse deriskaaga ma dooran kartid” taasoo macnaheedu yahay saaxiibku haddaad is khilaaftaan waad ka goosan kartaa wixii idinka dhexeeyey, balse dariskaaga maya, siyaasiyiinta hoggaanka hayya iyo kuwa madaxa […]

Qeybtii labaad Socdaalkaygii Magaalada Istanbul/Turkiye!

Qeybtii labaad socdaalkaygii magaalada Istanbul/Turkiye: Diyaaradii way soo caga dhigatay waan kasoo dagay, wado dheer ayaan soo raacnay aniga iyo dadkii diyaarada ila saarnaa, waxaan usoconaa meesha baasaoorado lagu baaro, waxaan dhinacyada eegaba dadbaa ii muuqday balse isku midaba, taasiba waxaa iiga sii darneed goortii aan kala dhunay asxaabtii aan diyaarada isku baranay, balse si aan […]

I married a stranger!

I was on the bed, feeling terrified. I opened my diary and wrote, ‘I married a stranger’ and quickly hid it under the bed. My whole body was shaking. “What do I do?” I questioned myself. “Do I act like a virgin?” “But what if he finds out? Do I tell him to wait for […]

Altın gibi bir kalbe!

George yakışıklı, zeki bir insandı. Altın gibi bir kalbe, her zaman içi gülen, parıldayan gözlere sahipti. Çevresinde ki insanlara yardım etmekten asla çekinmez, insanların sorunlarını çözmekten asla gocunmazdı. Arkadaşları ne zaman bir sorunla karşılaşsa hemen onun yanına giderlerdi, onların sorununu George’ den başka çözebilecek yoktu aslında. Ama kimsenin bilmediği bir sırrı vardı; George iki yıldır […]