Monthly Archives: April 2016

Socdaalkaygii Magaalada Istanbul!

“Mararka qaar safarka ayaa wax badan kaa bara meesha aad u socoto” Drake Waa maalin sabtiya taariikhduna ay ku beegantahay 03. Oktoober, 2015. Waxaan ahay safar, diyaar garow ayaan ku jiraa waxaan u baxay banaanka si aan u soo iibsado dacas miskiin iyo caday (Rumay) guriga ayaan kusoo laabtay qolkaygii yaraa ayaan gudaha u galay […]

Soomaalida cusub!

“Nin dhulkiisu dahab yahoo… [Tahriibaya] waa doqon”                                                                                                 […]

Wixii aad beerato ayaad gurataa!

“Haddii aad marwalbo sameyso wixii aad horay u sameyn jirtay had iyo jeer waxaad heshaaba natiijaddii aad horay u heli jirtay” Bari baa waxaa jiray wiil yar oo hooyadii baari u ahaan jiray maalin maalmaha kamida ayaa waxaa canaantay wiilkii yara hooyadii balse intuu kasoo xanaaqay ayuu usoo cararay buuraha dhaxdooda isagoo dhahaayo ‘waan kunacay […]

Sidee ula dhaqantaa dadka!

Waxaan dhowr jeer isweydiiyey waxa sababay khilaafka marwaliba dhex mara kirishbooyada ka shaqeeya baabuurta rakaabka iyo dadka gaariga saaran? Waxaan rabaa in aan kuu soo gudbiyo tusaale kusaabsan sida ay dadka qaar uga fal-celiyaan la dhaqanka kirishbooyada. Waxaan ka shaqeyn jiray meel ka fog gurigayga, waxaan subax walba u raaci jiray mid ka mid ah […]

Sheeko kusaabsan mawqifkii adkaa ee uu sameeyey Marshall Field!

Sheeekadaan waxaa qoray Napoleon Hill wuxuu ku dhigay buuggisii caanka baxay ee ‘Sharciga Guusha.’ Waxaa gubtay baqaar ay ka buuxeen alaabta qalabka dhismaha iyo maacuun tiro badan waxaana iska lahaa koox ganacsato ah oo daganeed magaalada Chicago. Qiiq iyo holac ayaa hawada qabsaday dadkii oo dhan ayaa isku soo xoomay si ay u daawadaan waxa […]