Monthly Archives: March 2016

Ninkii jantay inuu xiriir ganacsi lasameeyo Thomas A. Edison!

Edwin C. Barnes sooma saarin oo kaliya awooda jamashada balse waa nin ka run sheegay riyadiisa iyo yoolkii uu lahaa, asagoona jantay inuu xiriir ganacsi lasameeyo Thomas Edison. Tani waa bilaabashadii riyadiisa inkastoo labo caqabadood ay hor yaalaan. Mida kowaad, Edwin muusan garaneyn dadkane kama yaqaano ninka uu rabo inuu ganacsi lasameeyo wuxuu maqlay oo […]

Sheeko kusalaysan qaadashada mawqif suuban!

Bari baa shimbir geed saaran waydiisay su’aal shinni ku howlaneed sameynta Malabka waxay ku tiri ‘Adiga waxaad maalin walbo sameysaa Malabka lakiinse bini’aadamka ayaa kaa qaato ama kaa xado miyaana arinkaas ka xumaanayn? Shinidii waxay tiri maya marnaba ima murug gelinayso arinkaas maxaayeelay bini’aadamka malabkeyga ayuu qaadanayaa lakiin igama qaadan karo cilmiga aan kusoo saarto […]

Sheekadii geedka BAMBOO ee kabaxa dalka shiinaha

Waxaa jirta sheeko kadhacday dalka shiinaha waxayna kusaabsantahay geed kabaxa dalkaas oo lagu magacaabo Bamboo. Geedkaas waxaa beeran jiray qoys beeraleey ahaa maalin walbo ayeey waraabin jireen, siwacan ayeey u daryeeli jireen balse, marnaba dhulka muusan kasoo bixin mudo afar sano ayee howshaas wadeen mana aysan ka caajisin iney daryeelaan oo ay waraabiyaan ilaa markii […]